Search
Gabaygii Kaluunka | Cabdi C Boss & Yassin Sh Noor
Cabdi Cali Boos oo xabad Kaluun ah gacanta ku wata ayaa yiri sidaan. ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ Kaabaha cimriga weeye. Koriyaha caqliga...
May 1, 2020
ย
ย
ย


Maansadii Horta xalane yeys kale?
Horta xalane yeys kale? xamar maaha meeshuye horta xalane yeyskaleh? xaafadee kutaalaa yey xuduud wadaagaan sixiwaayay xaajee xagee bey...
Apr 30, 2020
ย
ย
ย


Gabaygii Culimadaay Sheega
Jawaabaha su'aalaha Gabaygaan ku jira qofwaliba wuu qiyaasi karaa dhibna ma'ahan balsse hadii ujeedadu tahay falcelin fadlan ila socodsii 1
Apr 29, 2020
ย
ย
ย


Anagu si loola tacaalo manaqaane waa inaan u gabaynaa Coronavirus (COVID-19) Waxaana iri itan
1. Karonaa Aduunyadi ka dhigay badi karaantiile. 2. Kuuriyo dawaan loogu hayn koonkan oo idile. 3. Kaalimihi shidaalkaa laxiray iyo kaydki waada;e. 4. Kabtan iyo ciyaar looma kaco tii kalkeed galaye. 5. Kaahin iyo wax sheeg iyo dabiib kaalintood gabe,e. 6. Saynis yahan la koolkoolin jiray kaarki laga qaadye 7. Haweenkii kalyaha qaawin jiray kaaki loo galiye. 8. Suuqyadi karoornaa cuntada kimis ma iibshaane. 9. Kuleej iyo iskuul looma diro kuray aroortiiye. 10. Tareenkii kun l
Apr 16, 2020
ย
ย
ย


Gabaygii Karonaha (corona Virus)
Gabaygii Karonaha (corona Virus)
Apr 3, 2020
ย
ย
ย


Gabaygii Umadyahay Inkaaraha Qabta
Waxaa tiriyay oo qoray Yassin Sh Nor 1. Inkastoona Aliflaydi tiring tira ayaamaah. 2. Inkastoon afkaygiyo qalbiga awday waayadan. 3....
Dec 22, 2018
ย
ย
ย


Mansadii Jaah Wareer
jidkii waalaga lumoo waxaa jira jaah wareer kuwii samo jirin lahaa xumaan maku joogsadeen ma.joojeen wada shaqayn halkaan wada jiri...
Sep 12, 2018
ย
ย
ย


Shalaybay isdooxeen hadana way isdilayaan.
1. Shalaybay isdooxeen hadana way isdilayaan. 2. Dacdariyo dhibay qaybsadeen kamana daalaan. 3. Dad la laayay wixii duunyo lumay dib uma...
Sep 7, 2018
ย
ย
ย


waa maansadii garba duub Qayb teedii 1aad
ninka gigay guyaal badan muxuu goobayaa wali galab bey dhamataa giraantii wareegtee gobanimo lixaadkeet gabdho ubaxa kuusura hadba gaada...
Aug 25, 2018
ย
ย
ย


Maansadii qalbi foorara
qaladkeenu badanaa waa lays qaleeyeye qofba tiisu waa sax oo qumanihiisii qoortuu u suran yahay qalad baa sax laga dhigay qabowgii kulayl...
Aug 24, 2018
ย
ย
ย


Sara kaca Qiyaamaha
Allow sahal sidaan doonayiyo samiyo liibaan. Adigaa waxaad saamaxdaa suuragalayaane. Adigaa waxaad saamaxdaa socon karaayaane. Adigaa...
Aug 22, 2018
ย
ย
ย


Dal iyo Dad
Dabin iyo xumaan ninka Doorbidoo Danta qaranka wadin Duulkale inaan u Dabaal dagnuu nala doonayaa. dulinimo qabiil doogihi ladhayay...
Aug 21, 2018
ย
ย
ย


XABAD JOOJIN
haddey cido dagaalaan dabka laysu qaatoo duulaan col uu dhaco duqoow iyo wax garad iyo duub cad baa u kici jirey dabkaa shidan...
Aug 21, 2018
ย
ย
ย


sanadyahow cusubi
waa sanad cusube sanadyahow cusubi saddex boqol ayaamood lixdan iyo siyaadaa sedkaagii ahaadoo lagu seera gooyeye soo soco sidii...
Aug 21, 2018
ย
ย
ย


Suugaanta intaan baranayay G-Jacbur
Suugaanta intaan tirinayee boqol iyo dheeraada. Dadku waxay umoodaan inaan meel ka soo xadaye. Ana kama dhagaystee murtida wayska...
Aug 21, 2018
ย
ย
ย


MAXAY DOONAYAAN
Dilaaliinta iyo Daba dhilifyadaa dawladaha carbeed u sii duulayoo dubay dhooban weli maxay doonayaan. -ma dawladaan helno dadku...
Aug 21, 2018
ย
ย
ย


WAA TANE BISHII SOOM
Waa bishii bilaha idil baarka u ahaydoo fadligeedu buuxoo shaydaan la baabaye. waa bishuu quraanku soo degey bilawoo belo laga xijaaboo...
Aug 21, 2018
ย
ย
ย


A N I G U S O M A L I
S. Anigu S baan ahaa Calaamad saxaan ahaa Saldhig magac baan ahaa Dhaqan sugan baan lahaa. Sanadahaan qabiiligaa Xirmadaan kala...
Aug 21, 2018
ย
ย
ย


BOOSASO BILANEEY
Badda dacaladeediyo buurihii caleed iyo biya kulule eegoo barbarkaad istaagtaba kama xiisa beeshide boosaso bilaneey. baashihii...
Aug 21, 2018
ย
ย
ย


WAA DEEQ ILMUHU
Dahab maal aduun Duunyo iyo lacag Kuma doorsatide Waa deeq ilmuhu Dadku umu sinoo Daa'inkaa baxshee. Ubax daawashoo Daymada indhuhu...
Aug 21, 2018
ย
ย
ย


Allaa Amar Leh
Allaa amar leh akhlaaq iyo wanaag qolo adeecdaa leh. Intii Eebe doortiyo Anbiyadaa aayo iyo khayr leh. Ashahaadka ruuxii qiraa nabad iyo...
Aug 19, 2017
ย
ย
ย


Gabaygii AllihiiArlada suubiyay.
Gabaygaan waxaan tiriyay anigoo saran diyaarad aan ka soo soo raacay maago kutaala southka/koofurta Dalka maraykanka una socday magaalo...
Feb 3, 2017
ย
ย
ย


Gabaygii Aboorka iyo quraanshada h
Aboorka iyo quraanshada hadaad aad udhugataan. Ayaguba awood durugsan agab mahaystaan. Aalad lagu shaqaystiyo aqoon abid maraadshaan....
Feb 3, 2017
ย
ย
ย


















