top of page

sanadyahow cusubi



waa sanad cusube sanadyahow cusubi saddex boqol ayaamood lixdan iyo siyaadaa sedkaagii ahaadoo lagu seera gooyeye soo soco sidii roon noo noqo samiyo khayr.

saahaa dhacaayiyo sulufkiyo colaadaha soomaali idilkeed saxal tire ahaawoo sanad nabadda noo noqo

soo soco sidii roon noo noqo samiyo khayr sanad caafimaadoo laysa saamaxaayoo barqaadu mid siman tahay waa lagaa sugaayoo lagu saadinaayoo lagu sare istaageye sanad magac tilmaanliyo sanad nabadda noo noqo. soo soco sidii room lnoo noqo samiyo khayr. aamiin...aamiin...aamiin

Murtidii Abwaan Abdi Ali Boss


 
 
 

Comments

Rated 0 out of 5 stars.
No ratings yet

Add a rating

Featured Posts

Maxaa Cusub

  • Facebook Basic Square
  • Twitter Basic Square
  • Google+ Basic Square
bottom of page