Search
Gabaygii war Idoorta
Indhawaydba delay matirin daabicii gabaye. Dibnahayga waataan ka xiray toban diraacood. Dararti iyo xiisihi murtida dowray waayadan...
Jan 3, 2017


Illahow Amuurteena Sahal
Indhawaydba siinlay matirin sawdki maansada,e. Ma samayn Cabdow waayadaan suubantii gabaye. Cabdi=(C/kariin X Barseeye) Inaan salalo...
Dec 31, 2016


Gabaygii Caashaqa.
Nimanyahow Codkiiniyo warkiyo Curinta suugaanta . Cibaaradii ka buuxdaan rabaa inaan Cusleeyaaye. Anigoon cilaaqayn hadaan curiyo...
Dec 21, 2016


Gabaygii Ciida Sara geeya.
Hadii aana ciideen dadow waan cartami laa. Anoo Caro laliitaan dadow ciil la hagan laa. Cabsi iyo khoofbaa qalbigu caato noqonlaa. Cududa...
Dec 21, 2016


Gabaygii Xuseen Jiis
Boqor iyo suldaan iyo Ugaas amase beel daaje. Burji iyo nasiib ruuxi loo beesha laga doorto. Burhaan iyo Ayaan kii watiyo kii baruud adag...
Oct 5, 2016


Gabaygii Qiyaas Gabay
Axmadow Qiyaas gabay waanigaan qorin dhawaantaane. Waanigaan qorshayn erayadii qaaliga ahaaye. Waanigii qaxootiga noqdoo Qaaraddo u...
Oct 5, 2016




























