Search
Gabaygii Kaluunka | Cabdi C Boss & Yassin Sh Noor
Cabdi Cali Boos oo xabad Kaluun ah gacanta ku wata ayaa yiri sidaan. ππππππππππππ Kaabaha cimriga weeye. Koriyaha caqliga...
May 1, 2020
Β
Β
Β


Gabaygii Culimadaay Sheega
Jawaabaha su'aalaha Gabaygaan ku jira qofwaliba wuu qiyaasi karaa dhibna ma'ahan balsse hadii ujeedadu tahay falcelin fadlan ila socodsii 1
Apr 29, 2020
Β
Β
Β


Anagu si loola tacaalo manaqaane waa inaan u gabaynaa Coronavirus (COVID-19) Waxaana iri itan
1. Karonaa Aduunyadi ka dhigay badi karaantiile. 2. Kuuriyo dawaan loogu hayn koonkan oo idile. 3. Kaalimihi shidaalkaa laxiray iyo...
Apr 16, 2020
Β
Β
Β


Gabaygii Karonaha (corona Virus)
Gabaygii Karonaha (corona Virus)
Apr 3, 2020
Β
Β
Β


Gabaygii Umadyahay Inkaaraha Qabta
Waxaa tiriyay oo qoray Yassin Sh Nor 1. Inkastoona Aliflaydi tiring tira ayaamaah. 2. Inkastoon afkaygiyo qalbiga awday waayadan. 3....
Dec 22, 2018
Β
Β
Β


Shalaybay isdooxeen hadana way isdilayaan.
1. Shalaybay isdooxeen hadana way isdilayaan. 2. Dacdariyo dhibay qaybsadeen kamana daalaan. 3. Dad la laayay wixii duunyo lumay dib uma...
Sep 7, 2018
Β
Β
Β


Sara kaca Qiyaamaha
Allow sahal sidaan doonayiyo samiyo liibaan. Adigaa waxaad saamaxdaa suuragalayaane. Adigaa waxaad saamaxdaa socon karaayaane. Adigaa...
Aug 22, 2018
Β
Β
Β


Suugaanta intaan baranayay G-Jacbur
Suugaanta intaan tirinayee boqol iyo dheeraada. Dadku waxay umoodaan inaan meel ka soo xadaye. Ana kama dhagaystee murtida wayska...
Aug 21, 2018
Β
Β
Β


Allaa Amar Leh
Allaa amar leh akhlaaq iyo wanaag qolo adeecdaa leh. Intii Eebe doortiyo Anbiyadaa aayo iyo khayr leh. Ashahaadka ruuxii qiraa nabad iyo...
Aug 19, 2017
Β
Β
Β


Gabaygii AllihiiArlada suubiyay.
Gabaygaan waxaan tiriyay anigoo saran diyaarad aan ka soo soo raacay maago kutaala southka/koofurta Dalka maraykanka una socday magaalo...
Feb 3, 2017
Β
Β
Β


Gabaygii Aboorka iyo quraanshada h
Aboorka iyo quraanshada hadaad aad udhugataan. Ayaguba awood durugsan agab mahaystaan. Aalad lagu shaqaystiyo aqoon abid maraadshaan....
Feb 3, 2017
Β
Β
Β


Gabaygii war Idoorta
Indhawaydba delay matirin daabicii gabaye. Dibnahayga waataan ka xiray toban diraacood. Dararti iyo xiisihi murtida dowray waayadan...
Jan 3, 2017
Β
Β
Β


Gabaygii Caashaqa.
Nimanyahow Codkiiniyo warkiyo Curinta suugaanta . Cibaaradii ka buuxdaan rabaa inaan Cusleeyaaye. Anigoon cilaaqayn hadaan curiyo...
Dec 21, 2016
Β
Β
Β


Gabaygii Ciida Sara geeya.
Hadii aana ciideen dadow waan cartami laa. Anoo Caro laliitaan dadow ciil la hagan laa. Cabsi iyo khoofbaa qalbigu caato noqonlaa. Cududa...
Dec 21, 2016
Β
Β
Β


Gabaygii Xuseen Jiis
Boqor iyo suldaan iyo Ugaas amase beel daaje. Burji iyo nasiib ruuxi loo beesha laga doorto. Burhaan iyo Ayaan kii watiyo kii baruud adag...
Oct 5, 2016
Β
Β
Β


Gabaygii Qiyaas Gabay
Axmadow Qiyaas gabay waanigaan qorin dhawaantaane. Waanigaan qorshayn erayadii qaaliga ahaaye. Waanigii qaxootiga noqdoo Qaaraddo u...
Oct 5, 2016
Β
Β
Β





















