top of page

Dal iyo Dad

Updated: Apr 28, 2020











Dabin iyo xumaan ninka Doorbidoo Danta qaranka wadin Duulkale inaan u Dabaal dagnuu nala doonayaa.

dulinimo qabiil doogihi ladhayay diidoo dadkii qaran doora iyo dowlad baanunahay.

Dulaal ducuf ahoo Danshisheeye wada Dadku diidayaan. Door noodhashiyo Dugsibaa lahelay Danahey bulashadu wada doonayeen loo daadahee.

Dalku maaha iib Dadka maaha kiro Dowlad deeqdaybey Dacalada hayaan. Daanyeer hantida laga doonaybaa Door lagu aheyn

Danta gaara ruux kali doonaya Dugsi kuu ahaan Damiir laawayaal Dadki idin nacyee Dal daldalaada hoo.

by cabdi caziz izmail Fool jaan


 
 
 

Comments

Rated 0 out of 5 stars.
No ratings yet

Add a rating

Featured Posts

Maxaa Cusub

  • Facebook Basic Square
  • Twitter Basic Square
  • Google+ Basic Square
bottom of page