Search
Maansadii Horta xalane yeys kale?
Horta xalane yeys kale? xamar maaha meeshuye horta xalane yeyskaleh? xaafadee kutaalaa yey xuduud wadaagaan sixiwaayay xaajee xagee bey...
Apr 30, 2020


Gabaygii Culimadaay Sheega
Jawaabaha su'aalaha Gabaygaan ku jira qofwaliba wuu qiyaasi karaa dhibna ma'ahan balsse hadii ujeedadu tahay falcelin fadlan ila socodsii 1
Apr 29, 2020


Anagu si loola tacaalo manaqaane waa inaan u gabaynaa Coronavirus (COVID-19) Waxaana iri itan
1. Karonaa Aduunyadi ka dhigay badi karaantiile. 2. Kuuriyo dawaan loogu hayn koonkan oo idile. 3. Kaalimihi shidaalkaa laxiray iyo kaydki waada;e. 4. Kabtan iyo ciyaar looma kaco tii kalkeed galaye. 5. Kaahin iyo wax sheeg iyo dabiib kaalintood gabe,e. 6. Saynis yahan la koolkoolin jiray kaarki laga qaadye 7. Haweenkii kalyaha qaawin jiray kaaki loo galiye. 8. Suuqyadi karoornaa cuntada kimis ma iibshaane. 9. Kuleej iyo iskuul looma diro kuray aroortiiye. 10. Tareenkii kun l
Apr 16, 2020


Gabaygii Karonaha (corona Virus)
Gabaygii Karonaha (corona Virus)
Apr 3, 2020


Gabaygii Afku Dhayid
Inkastoona Aliflaydi tiring tira ayaamaah. Inkastoon afkaygiyo qalbiga awday waayadan. Inkastoon ilaaq lama hadlee dhigay oraahdii....
Apr 2, 2020


Gabaygii Korona (Corona Virus)
Dalkayagi duruuftiyo shidadu waa is daba jooge. Daaduunta weeyoo shacbigi way dawarayaane. Illaahow Corona ha ugu darin daa’inbaad...
Apr 2, 2020























