Search
MAXAY DOONAYAAN
- Yassin Ade
- Aug 21, 2018
- 1 min read

Dilaaliinta iyo Daba dhilifyadaa dawladaha carbeed u sii duulayoo dubay dhooban weli maxay doonayaan.
-ma dawladaan helno dadku mahadiyoo lagu diirsadeey Daba marahayaan. -ma dastuurka iyo diintiyo sharciga dalku leeyaheey la dagaalayaan. -ma gumays doon dabaaqaad shishe kuu soo dirtoo dibindaabyo iyo kala daadintaa u soo duibtayoo laguu soo diraa. - ma dhaqaale doon soo duubtayoo dawarsigaa bartoo Dana gaara iyo toodaa u daran.
by Cabdi Cali Boss
Comments